Wednesday, June 19th, 2013

Ogeysiis Ogeysiis ayaamaha.net oo hawada ku soo laabanaya

Ogeysiis Muhiim ah : Ayaamaha.net oo hawada dib ugu soo laabanaya

Waxaa dhammaan akhristayaasha rashafta leh lagu wargalinayaa in dhawaan uu hawada dib ugu soo laaban doono boggii caanka ahaa ee aad ugu barateen wararka gudaha iyo dibadda iyo weliba fikiradaha dadweynaha iyo aragtidooda  ee www.ayaamaha.net

Ayaamaha.net oo ka mid ahaa boggaga Soomaalida kuwoodii ugu horeeyay wuxuu idiin ballan qaadi doonaa dhammaan wararkii ugu dameeyay ee Soomaaliya, falanqeynta dhacdooyinka, maqallaada la xiriira marxaladda wadanku jirto, fikradaha dadweynaha, ciyaaraha, wararka dhaqaalaha iyo waxbarashada intaba.

Goor dhow ayuu hawada soo gali doonaa haddii EEBBE idmo.

Mahadsanidiin

Nagula soo xiriir Jaceylka143@hotmail.com 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>