Tuesday, June 18th, 2013

Ogeysiis ku socda wariyeyaasha jooga Nairobi

Waxaa dhammaan wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi lagu casuumayaa xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayo arday ka qalin jebisay machadka Al-Cimra Collage qeybtiisa saxaafadda.

Guddiga qaban qaabada munaasabadda waxay wariyeyaasha ku wargelinayaan in taleefoonnada hoos ku qoran ay wici karaan si loo siiyo warqadda casuumad sharafeedkooda.

Xafladda waxay dhaci doontaa 27-ka bisha November sanadka 2011 oo ku beegan maalin Axad ah, waxayna ka dhici doontaa Eastliegh Mall.

Faah faahin intaa dheer kala xiriir:

Cabdiraxmaan Xuseen Furre (British) Tel: 0722958593
Maxamed Gaarane Aadan Tel: 0722687097
Ismaaciil Xaaji Sakeeti Tel: 0721735277
Faadumo Nacallin Abuukar (Faaduma Ruush) Tel: 0728917621
Tahliil Colaad Xasan (Tahlayare) Tel: 0725577825
Axmed Cabdisamad Tel: 0725624625
Ubax Cabdi Caddood Tel: 0710681896

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>